Wararka

{DEG-DEG} Alshabab Oo Sheegtay Masuuliyada Weerarka Lagu Dilay Generaal Goobaale.

Boga ay Kuleeyhiin Tuweetarka Alshabab ayaa Waxa ay kusheegeen in ay kadanbeeyeen weerarkii ismiidaaminta ahaa Ee manta lagu dilay allaha unaxariistee generaal goobaale ee ka

Continue Reading »

Qeybta Wararka

“DHAGEYSO” Dowlada Somalia Oo Ka Hadashay Ninkii isku Qarxiyay General Goobaale {SAWIRO}

Afhayeenka Maamulka Gobolka banaadir cabdi fitaax xalane oo lahadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ilaa 6 askari ay K u dhimatay oo uu kujiro general goobaale

Continue Reading »

Wararka Archives

{DEG-DEG}-Weerar Ismiidaamin Ah Oo Lagu dilay General Goobale Oo Ka Dhacay Muqdisho.
- Sep 18, 2016
Kolonyo Gaadiid ah oo uu Lasocday General Maxamed Rooble Jimcaale goobaale ayaa Waxaa Lala Beegsaday weerer ismiidamin ah waxaana ku dhintay weererkaasi generaalka iyo kudhawaad 8 kamid ahaa istaafkiisa sida ...
{XOG CULUS} Ethiopia Oo Lagu Wareejiyay Amniga Doorashada Somalia. “AQRISO”
- Sep 16, 2016
Xog hoose oo ay Heshay Warbaahinta galmudugnews.net ayaa Waxa ay Sheegayaan in Amaanka Shirka doorashada Madaxtinimo Somalia lagu Wareejin doono dowlada Ethopia maadama cabsi xoogan soo wajahday dowlada waqtigiida uu ...
{DEG-DEG} Mas Lagu Tilmaamay Kii Ugu Weynaa Oo Lagu Dilay Beerta Madaxweynaha Uganda. “DAAWO SAWIRO”
- Sep 16, 2016
ilaalada gaarga ah ee Beer uu leeyahay madaxweynaha dalka Uganda muzavani oo kutaal dalka Uganda ayaa dilay mas aad uweyn oo lagu arkay beertaasi, maskaan ayaa lagu qiyaasay sida ay sheegeen ...
“DAAWO SAWIRO” Damuljadii Oo Marka Shacabka Ka Gadaya Xasan Sh iyo Layaabka Muqdisho Kataagan.
- Sep 16, 2016
Madaxweynaha Waqtiga uu ka Dhamaaday Xasan Sh Maxamud Oo Xalay Munaasabad Ku Qabtay hotelka city palace Ee Magadalada Muqdisho ayaa sheegay inuu mudadii uu xilka hayay uu wax badan qabtay ...
“DHAGEYSO” Xasan Sh Oo Hanjabay Siyaasiyiinta Kasoo Horjeeda Shirka Jowhar.
- Sep 15, 2016
Madaxweynaha Waqtiga uu ka dhamaaday oo kahadlay shirka maamul u sameynta sh dhexe iyo hiiraan ayaa waxa uu S [audio mp3="http://www.galmudugnews.net/wp-content/uploads/2016/09/shirka-jowhar-furitaan-2.mp3"][/audio] heegay in dowlada ay tilaabo ka qaadi doonto dadka ka ...
{DHAGEYSO} Xasan Xh- “Talaabo Ayaa Laga Qadayaa Cidii Ka Hortimaada Shirka Jowhar.
- Sep 15, 2016
Madaxweynaha Waqtiga uu Ka dhamaaday ee xasan sh oo kahadlay furitaan shirka maamul usameynta hiiraan iyo sh Dhexe ayaa waxa uu hanjabaad u jeediyay siyaasiyiinta kazoo horjeeda shirka jowhar isagoo ...
{DEG-DEG} Alshabab Oo Tuulada Bajak Oo Hoostagta Galcad Ku Xir Xiray Ganacsato iyo Odayaal.
- Sep 15, 2016
Wararka Naga Soo gaaraya Tuulada Bajak oo Hoostagta Degmada Galcad ee gobolka galgaduud oo ay gacanta ku hayaa Alshabab ayaa Waxa Sheegayaan in Lagu xirxiray odayaal dhaqameed iyo ganacsado si ...
{DEG-DEG} SAWIRO- Madaxweyne Xasan Sh Oo Mar Kale Furay Shirka Jowhar.
- Sep 15, 2016
Madaxweynaha Waqtiga uu Ka dhamaaday Xasan Sh Maxamud ayaa M anta furay Shirka Maamul u sameynta hiiraan iyo Sh dhexe ee jowhar, waxaana wali Jira siyaasiyiin iyo waxgarad kazoo jeeda ...

« Previous PageNext Page »