Wararka

“VILLA SOMALIA” Aqriso War Murtiyeedka Madasha Qaran ay Ku diiday Go,aankii Xubno Ka tirsan Baarlamka Galmudug.

War – Murtiyeed Madasha Hoggaamiyeyaasha Qaran (MHQ) #Muqdisho 11-12 January 2017 Madasha Hoggaanka Qaran (MHQ) ayaa kulan ay qadka telefoonka ah ku yeelatay 11-12 January

Continue Reading »

Qeybta Wararka

“CADAADO” Xildhibaan Sabir Shuuriye Oo Manta lagu Doorday Cadaado SAWIRO

Doorashadii saaka ka dhacay magaalada cadaado oo ah caasimada dowlada goboleedka galmudug ayaa waxa kuguuleystay Saabir nuur shuuriye oo ah musharax u tartamayay xilka xildhibaanimo

Continue Reading »

Wararka Archives

“AQRISO” Qiyanadii Damuljadiid Oo Lafashilay iyo Sh Cabduqadir Oo Guuleystay{Cadaado}
- Nov 24, 2016
Wararka ka imaanaya degmada cadaado ee xarunta maamulka galmudug State ayaa sheegaya inuu fashilmay qorsho qiyaano ah oo ay wadeen damuljadiid uuna horkacayay wasiirka arimaha gudaha abdirahman odawaa oo ladoonayay ...
Madaxweyne Garguurte walaalahiis oo noqday tujaarinta Somalia
- Nov 18, 2016
Sida caadada u ah madaxda Africa marka ay xilka loo doorto ama xoog ku qabsadaan waxaa ay durba bilaabaan sidii ay ehelkiisa hanti badan magaca dowlada ugu dhici lahaayeen, taasi ...
“DEG-DEG” Dowlada Galmudug Oo Ku Gacan Seyrtay Codsi Uga yimid Jubaland.
- Oct 31, 2016
Sida ay xaqiijiyeen madax katirsan galmudug state oo kusugan magaalada cadaado dowlada galmudug ayaa diiday codsi iyo casuumaad madaxda jubaland ay usameyeen galmudug si loo xaliyo dagaalada kasocda magaalada gaalkacyo. masuuliyiin ...
{TOPNEWS} Beesha Caalamka Oo Ka digay Musuq Maasuq lagu Wado inay Dhacdo Doorashada Somalia.
- Oct 31, 2016
Iyadoo ay beesha caalamka shalay kasoo saartay war saxafaadeed walaaca ay ka qabto dib u dhacyada doorashooyinka hey’adaha dowliga ah ee Soomaaliya ayaa waxaa soo badanaya cabsida ay bulshada Soomaalida ...
“DEG-DEG” Aqriso Qodobada ay isku Mari La yihiin Galmudug iyo Puntland. Heshiiska Gaalkacyo.
- Oct 30, 2016
Iyadoo la filayo dhawaan in wadahadal uu dhexmaro dhinacyada galmudug iyo Puntland ayaa waxaa Jira qodobo ay isku mari la yihiin labada dhinac ee heshiiska magaalada gaalkacyo, qodobada ayaa ah ...
“DEG-DEG” Musharax Sh Shariif Oo War aan Laga Fileyn Ku Dhawaaqay, iyo Cabsi laga Qabo Dagaal Ka Dhaca Muqdisho.
- Sep 27, 2016
Xiisado Dagaal oo Salka kuhaya ololaha doorasho ee dalka ee dhawaan lafilayo inay bilowdaan ayaa laga dareemayaa Magaalada Muqdisho Waxaana laga Cabsi Q-abaa inuu dagaal dhaco, Kooxda damuljadiid ee waqtigeeda dhamaaday ...
“DAAWO” Xasan Sh Maxamud Oo Soo Saaray Go,aan uu Ku Caburinayo Musharixiinta Farmaajo iyo Sh Shariif.
- Sep 21, 2016
Iyadoo La Filayo in Maalinta Barito ah iyo Maalinta Ku xigta ay Magaalada Muqdisho Soo gaaraan Musharixiinta kala Ah shariif sh axmed iyo maxamed cabdullahi farmaajo oo taageero farabadan kuleh ...
{DAAWO} Banaanbaxyada Looga Soo Horjeedo Xasan Sh Oo Lamamnucay, Maxay Tahay Sababta?
- Sep 18, 2016
Kulan balaaran oo manta ay kuyeesheen magaalada muqdisho gudoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho iyo gudoomiyayasha degmooyinka ayaa waxaa looga hadlay banaanbaxyo la sheegay in looga soo horjeedo Madaxweynaha ...

Next Page »