Caafimaadka

Caafimaad-darada dhulalka qaboobaha ah

HORDHAC Qoraalkan kooban kuma wada falaqaynka karno dhammaan dhibaatooyinka caafimaad ee ka jira dhulalka qabow, sidaas darteed waxaan xushay arrimaha iigula muhiimsan dhibaatooyinkaas, ahna kuwa

Continue Reading »

Qeybta Caafimaadka

Xajiinta, Cuncunka (Allergies)

Xajiintu ama Cuncuku waxay dhacdaa marka jirku uu jawaab ka celiyo shay. Tani waxaa laga yaabaa in ay keento dhibaato yar ilaa mid daran. Waxaa

Continue Reading »

Caafimaadka Archives

Boronkiito (Bronchitis)
- Dec 3, 2015
Boronkiito waa soo bararidda dhinacyada marinnada hawada ee loo yaqaanno bronchioles ee ku jira sanbabada. Bararku wuxuu keenaa dheecaan ka badan kan caadiga ah inuu sameysmo. Kaasi wuxuu xannibi karayaa ...
Dhabar Xanuun (Back Pain)
- Dec 3, 2015
Xanuunka dhinaca hoose ee dhabarka, waxaa ku xanuunsada 4 ilaa shan qofood intii ah waqtiga ee noloshooda. Inta badan waxuu xanuunka ku dhammaadaa dhowr maalmo ah ilaa iyo dhoor toddobaadyo ...