“CADAADO” Xildhibaan Sabir Shuuriye Oo Manta lagu Doorday Cadaado SAWIRO

Doorashadii saaka ka dhacay magaalada cadaado oo ah caasimada dowlada goboleedka galmudug ayaa waxa kuguuleystay Saabir nuur shuuriye oo ah musharax u tartamayay xilka xildhibaanimo isagoo ka guuleeystay musharax sh cabduqaadir cali cumar,

doorasha oo ka dhacay hoolka doorashada maamulka galmudug ayaa saabir nuur shuuriye waxa uu helay codad badan oo ah ergadii dooranaysay xildhibaanka jufada heesow oo ka mid ah beesha reer xaaji saleebaan, waxaana doorasha ay kudhacday hanaankii loogu talagalay,

magaalada cadaado ayaa maalmihii danbe lagu dooranayay xildhibaanka baarlamka kazoo galayay maamulka galmudug iyadoona heer gaba gabo ah ay marayaan doorashadii xubnaha aqalka hoose ee baarlamaka ee maamul gobeleedyada dalka.saabir-1saabir-1


Shabakada Galmudugnews.net Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail info@galmudugnews.net

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Galmudug News Tv