“AQRISO” Qiyanadii Damuljadiid Oo Lafashilay iyo Sh Cabduqadir Oo Guuleystay{Cadaado}

Wararka ka imaanaya degmada cadaado ee xarunta maamulka galmudug State ayaa sheegaya inuu fashilmay qorsho qiyaano ah oo ay wadeen damuljadiid uuna horkacayay wasiirka arimaha gudaha abdirahman odawaa oo ladoonayay in lamusuqmaasuqo kursiga xildhibaan jufada heesow reer xaaji saleebaan islamarkaan ay keenaan nin lagu magacaabo Saabir nuur shuuriye oo ah gacan kurimis damuljadiid.

Waxgarad iyo odayaal dhaqameed kazoo jeeda beesha heesow ayaa kabiya diiday qorshaha guracan ee damuljadiid ee ladoonayo in lagu maja xaabiyo waxaana ay xilkaasi udoorteen Wasiirkii hore ee arimaha gudaha Sh cabduqaadir cali cumar oo ah masuul wax qabtay mudadii uu xilka hayay.musuqmasuq-2


Shabakada Galmudugnews.net Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail info@galmudugnews.net

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Galmudug News Tv