“DEG-DEG” Aqriso Qodobada ay isku Mari La yihiin Galmudug iyo Puntland. Heshiiska Gaalkacyo.

Iyadoo la filayo dhawaan in wadahadal uu dhexmaro dhinacyada galmudug iyo Puntland ayaa waxaa Jira qodobo ay isku mari la yihiin labada dhinac ee heshiiska magaalada gaalkacyo, qodobada ayaa ah sida tan,

1- galmudug oo rabta in awood qeybsi laga siiyo garoonka gaalkacyo,

2- galmudug oo rabta in magdhaw iyo raali galin ay kabixiso Puntland duqeyntii bariga gaalkacyo loogu geeystay ciidamo katirsan galmudug,

3- galmudug oo rabta in xuduudeyn loo sameeyo iyaga iyo Puntland,galmu-2galmu-1 galmu-1


Shabakada Galmudugnews.net Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail info@galmudugnews.net

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Galmudug News Tv