“DEG-DEG” Musharax Sh Shariif Oo War aan Laga Fileyn Ku Dhawaaqay, iyo Cabsi laga Qabo Dagaal Ka Dhaca Muqdisho.

Xiisado Dagaal oo Salka kuhaya ololaha doorasho ee dalka ee dhawaan lafilayo inay bilowdaan ayaa laga dareemayaa Magaalada Muqdisho Waxaana laga Cabsi Q-sharrifsh-shariifabaa inuu dagaal dhaco,

Kooxda damuljadiid ee waqtigeeda dhamaaday ayaa iga oo ka walwalsan tageerada loo muujiyay sh shariif sh axmed Madaxweynihii hore ee Somalia waxaa ay qorsheenayaan sida xog hoose aan kuhelnay in qaraxyo lala beegsado goobaha uu shirarka kuqabanayo musharax sh shariif sh axmed.

Musharax madaxweyne sh shariif oo heeysta ciidamo farabadan ayaa laga soo xigtay inuu yiri aniga iyon xasan isku Teetal Ayaan nahay madaxweynayaashii hore ayaa nagoolu yeerayaa maadama uu sheegay in waqtigii uu ka Dhamaaday,


Shabakada Galmudugnews.net Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail info@galmudugnews.net

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Galmudug News Tv