“DAAWO” Xasan Sh Maxamud Oo Soo Saaray Go,aan uu Ku Caburinayo Musharixiinta Farmaajo iyo Sh Shariif.

Iyadoo La Filayo in Maalinta Barito ah iyo Maalinta Ku xigta ay Magaalada Muqdisho Soo gaaraan Musharixiinta kala Ah shariif sh axmed iyo maxamed cabdullahi farmaajo oo taageero farabadan kuleh shacabka somaliyeed ayaa Madaxweynaha waqtigiisa uu dhamaaday xasan sh maxamuud waxa uu soo saaray amaro uu ku doonayo inuu ku Caburiyo musharaxiinta imaanaya ee ku saabsan warbaahinta magaalada muqdisho,

Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday ayaa ku amray maamulka garoonka muqdisho inaysan wabaahinta soo galin Ggaroonkagaroonkaaroonka muqdisho waxaana maamulka garoonka ay soo sareen go,aan warbaahinta ka mamnuucaya inay galaan Garoonka mudo 60 maalmood ah ama laba bilood.


Shabakada Galmudugnews.net Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail info@galmudugnews.net

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Galmudug News Tv