“DHAGEYSO” Dowlada Somalia Oo Ka Hadashay Ninkii isku Qarxiyay General Goobaale {SAWIRO}

Afhayeenka Maamulka Gobolka banaadir cabdi fitaax xalane oo lahadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ilaa 6 askari ay K

goobale-1

u dhimatay oo uu kujiro general goobaale werar ismiidamin ah oo nawaaxiga wasaarada gaashaandhiga lagu Beegsaday manta gaari uu lasocday taliyaha guutada 3aad ee ciidanka xooga dalka goobaale,

Afhayeenka ayaa ku eedeeyay weerarka ismiidaamin ah inay kadanbeeyeen alshabab islamarkaan uu ku dhintay ninkii Naftii huraha ahaa ee ismiidaamiyay.


Shabakada Galmudugnews.net Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail info@galmudugnews.net

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Galmudug News Tv