{DEG-DEG}-Weerar Ismiidaamin Ah Oo Lagu dilay General Goobale Oo Ka Dhacay Muqdisho.
Kolonyo Gaadiid ah oo uu Lasocday General Maxamed Rooble Jimcaale goobaale ayaa Waxaa Lala Beegsaday weerer ismiidamin ah waxaana ku dhintay weererkaasi generaalka iyo kudhawaad 8 kamid ahaa istaafkiisa sida ay xaqiijiyeeyn saraakil katirsan dowlada.