{DEG-DEG} Alshabab Oo Sheegtay Masuuliyada Weerarka Lagu Dilay Generaal Goobaale.

Boga ay Kuleeyhiin Tuweetarka Alshabab ayaa Waxa ay kusheegeen in ay kadanbeeyeen weerarkii ismiidaaminta ahaa Ee manta lagu dilay allaha unaxariistee generaal goobaale ee ka dhacay nawaaxiga wasaarada gaashaandhiga ee magaalada muqdisho,

Alshabab waxa ay sheegeen in ilaa 2009kii ay daba joogeen jeneraal goobaale dhowr jeerna uu kabadbaaday isku day Dil hasa ahaatee manta ay qaarijiyeen sida ay sheegeen waxaana intaasi ku dareen in ilaa 10 askari oo lasocotay Tshabab-saxaliyaha ay kudileen weerarka ismiidaaminta ah.


Shabakada Galmudugnews.net Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail info@galmudugnews.net

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Galmudug News Tv