{DAAWO} Banaanbaxyada Looga Soo Horjeedo Xasan Sh Oo Lamamnucay, Maxay Tahay Sababta?

Kulan balaaran oo manta ay kuyeesheen magaalada muqdisho gudoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho iyo gudoomiyayasha degmooyinka ayaa waxaa looga hadlay banaanbaxyo la sheegay in looga soo horjeedo Madaxweynaha waqtigisa uu dhamaaday xasan sh oo lafilayo inay ka dhacaan magaalada muqdisho.

gudoomiyaha gobolka banaadir yuusuf xuseen jimcaale ayaa ku amray gudoomiyayaasha degmooyinka gobolka Banaadir inay ka hortagaan banaanbaxyo loogu soo horjeeda madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday inay ka dhacaan Mbanaanbax-2banaanbax-3banaanbax-1uqdisho.


Shabakada Galmudugnews.net Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail info@galmudugnews.net

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Galmudug News Tv