{XOG CULUS} Ethiopia Oo Lagu Wareejiyay Amniga Doorashada Somalia. “AQRISO”

Xog hoose oo ay Heshay Warbaahinta galmudugnews.net ayaa Waxa ay Sheegayaan in Amaanka Shirka doorashada Madaxtinimo Somalia lagu Wareejin doono dowlada Ethopia maadama cabsi xoogan soo wajahday dowlada waqtigiida uu dhmaaday.

saraakiil katirsan sirdoonka Ethopia ayaa ku wargaliyay dowlada waqtigeeda dhamaaday ee xasan sh in alshabab ay Qorsheeyeen qaraxyo kabadan 30 qarax oo gaawari iyo ismiidaamiyayaal ay kujiraan, waxaana madaxtooyada Somalia ay Samni-2heegtay in laga codsaday Ethopia in ay lawareegto amaanka doorashada waxaana aqbalay codsigaas dowlada Ethopia,


Shabakada Galmudugnews.net Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail info@galmudugnews.net

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Galmudug News Tv