{DEG-DEG} Mas Lagu Tilmaamay Kii Ugu Weynaa Oo Lagu Dilay Beerta Madaxweynaha Uganda. “DAAWO SAWIRO”
ilaalada gaarga ah ee Beer uu leeyahay madaxweynaha dalka Uganda muzavani oo kutaal dalka Uganda ayaa dilay mas aad uweyn oo lagu arkay beertaasi,
maskaan ayaa lagu qiyaasay sida ay sheegeen dad cilmi barista ka shaqeeya inuu yahay kii ugu weynaa dunida waxaana lagu arkay wadanka Uganda.