“DAAWO SAWIRO” Damuljadii Oo Marka Shacabka Ka Gadaya Xasan Sh iyo Layaabka Muqdisho Kataagan.

Madaxweynaha Waqtiga uu ka Dhamaaday Xasan Sh Maxamud Oo Xalay Munaasabad Ku Qabtay hotelka city palace Ee Magadalada Muqdisho ayaa sheegay inuu mudadii uu xilka hayay uu wax badan qabtay iyadoo ay xusid Mudantahay in Waxyaabihii uu balan qaaday markii ladoortay uusan waxba kaqaban,

Munaasabada oo ay Kasoo qaybgaleen xubnaha damuljadiid ayaa waxaa ay usacaba tumayeen musharaxooda fashilmay ee aan laga gadi Karin shacabka markale waxaana muqdisho ay gaartay mudadii uu xilka hayay waligeed Meel aysan gaarin, Sida Cadaalad daro, Bcity-1city-1 city-2oobka hantida qaranka, amnigii oo faraha kabaxay, awoodii dowladnimo oo lagu takri falay,


Shabakada Galmudugnews.net Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail info@galmudugnews.net

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Galmudug News Tv