{XOG MUHIIM AH}AQRISO- Halkuu Kasoo Jeeda, Yuuna U Dhashay, Ganacsade Hub Kadajiyay Degada Bosaaso?

Sida ay Xog Muhiim ah Ku heshay Warbaahinta galmudugnews.net Ganacsade Cabdi maxamed axmed saalax oo kazoo J

A general view shows activity at Somali's northern port town of Bosasso, November 24, 2008. Somali pirates holding a Saudi supertanker after the largest hijacking in maritime history have reduced their ransom demand to $15 million, an Islamist leader and regional maritime group both said on Monday. REUTERS/Abdiqani Hassan (SOMALIA)

A general view shows activity at Somali’s northern port town of Bosasso, November 24, 2008. Somali pirates holding a Saudi supertanker after the largest hijacking in maritime history have reduced their ransom demand to $15 million, an Islamist leader and regional maritime group both said on Monday. REUTERS/Abdiqani Hassan (SOMALIA)

eeda deeganada Puntland waxa uu waday in kabadan 6 bistooladood oo nuucyo kala duwan ah waxa uu kusoo dhex qariyay xalwad uu kazoo dajiyay degada boosaaso waxaa arkay oo qabtay ciidamada Puntland waxaa su,aalo weydiiyay hayada PIAda Puntland waxaa uu cadeeyay in hubkaan uu waday dhalinyaro alshabab ah oo loogu talagalay inay kahowgalaan boosaaso si ay dilal qorsheysan ufuliyaan.


Shabakada Galmudugnews.net Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail info@galmudugnews.net

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Galmudug News Tv