“DHAGEYSO” Xasan Sh Oo Hanjabay Siyaasiyiinta Kasoo Horjeeda Shirka Jowhar.
Madaxweynaha Waqtiga uu ka dhamaaday oo kahadlay shirka maamul u sameynta sh dhexe iyo hiiraan ayaa waxa uu S
heegay in dowlada ay tilaabo ka qaadi doonto dadka ka soo horjeeda shirka si alshabab oo kale waxaana hadalkaasi kacarooday siyaasiyiin badan.