{DEG-DEG} SAWIRO- Madaxweyne Xasan Sh Oo Mar Kale Furay Shirka Jowhar.
Madaxweynaha Waqtiga uu Ka dhamaaday Xasan Sh Maxamud ayaa M
anta furay Shirka Maamul u sameynta hiiraan iyo Sh dhexe ee jowhar, waxaana wali Jira siyaasiyiin iyo waxgarad kazoo jeeda oo kazoo horjeeda shirkaasi,
Lama oga sida uu xaalku noqon doono lakiin maalin kahor ayey aheyd markii gudoomiyaha gobolka hiiraan iyo Ugaaska xawaadle ay qaadaceen shirkaasi.