{DEG-DEG} Alshabab Oo Tuulada Bajak Oo Hoostagta Galcad Ku Xir Xiray Ganacsato iyo Odayaal.
Wararka Naga Soo gaaraya Tuulada Bajak oo Hoostagta Degmada Galcad ee gobolka galgaduud oo ay gacanta ku hayaa Alshabab ayaa Waxa Sheegayaan in Lagu xirxiray odayaal dhaqameed iyo ganacsado si weyn looga yaqaanay Tuuladaasi,
Wararka Waxa ay Sheegayaan in Cabsi Balaaran ay soo fuud saartay dadka kudhaqan tuulada Bajak maadama alshabab ay kawateen tuuladaasi ganacsato iyo odayaal dhaqameed laga yaqaanay tuuladaasi.