Dhageyso: Xildhibaan Mahad Cibaar oo ka hadlay qaabkii ay u dhacday doorashada

Mid kamida xildhibaanda Baarlamaanka Galmudug ayaa sheegay in ay  tahay tilaabo weyn doorashadii shalay  ka dhacay Cadaado

XildhibaanMahad Sh Cali Cibaar  ayaa sheegay in ay kaga dhigantahay in dadku ay joogaan waqtigii ay wax dooranlahaayeen ama ay diidi lahaayeen

Xildhibaanka oo qadka tel ugu waramay wariyahayna Kalagcal waxa uuna weydiiyay sida ay u dhacday doorashadii uu ku soo baxay Cali Gacal Casir.

Halkan ka dhagayso wareysi:


Shabakada Galmudugnews.net Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail [email protected]

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Galmudug News Tv